Ilaahey Mahadiis Waxaa meel gebo gebo ah noo maraya dhameystirka dhismaha terminalka garoonka diyaaradaha degmada Xudur ee Gobolka Bakool oo muddo noosoo socdey. Howlwadeenada Wasaaradda gaadiidka DGKGS iyo Wasiirkeeda Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) waxaa ka go’an hirgelinta dhismaha...
